Published: 08 October 2008
Adeegga tarjamadda ee Gateway (Translation services at Gateway)
Waxaannu heegan u nahay inaannu adeeggayaga u fidinno inta ugu badan ee suuragalka ah ee dadka deegaanka ah.
Afcelinta (Interpreting)
Haddii ay dhibi kaa haysato inaad ku hadasho luqadda ingiriisida, waxaannu kuu fidin doonnaa adeeg ah afcelin iyadoo aannu isticmaalayno Language Line.
Markaad na soo wacdo, ee aad nala hadli kari waydo, waxaannu Language Line ka dalban doonnaa turjubaan kugula hadla luqadaada.
Tarjamadda (Translations)
Waxaannu macluumaadkayaga dadka guryaha deggan ugu tarjunnaa luqadda Bengali. Qaar badan oo ka tirsan shaqaalahayga ayaa ku hadla laba luqadood oo ah Ingiriisi iyo Bengali.
Waraaqaha kale waxaannu luqaddaada ku tarjumi doonnaa haddii aad soo dalbato. Haddii aad rabto in macluumaad laguu tarjumo fadlan nala soo xidhiidh.
This is the smallest size Larger text
Gateway residents 020 8709 4300
General enquiries 020 8709 4409