Updated: 08 April 2009
Adeegga tarjamadda ee Gateway (Translation services at Gateway)
Waxaannu heegan u nahay inaannu adeeggayaga u fidinno inta ugu badan ee suuragalka ah ee dadka deegaanka ah.
Afcelinta (Interpreting)
Haddii ay dhibi kaa haysato inaad ku hadasho luqadda ingiriisida, waxaannu kuu fidin doonnaa adeeg ah afcelin iyadoo aannu isticmaalayno Language Line.
Markaad na soo wacdo, ee aad nala hadli kari waydo, waxaannu Language Line ka dalban doonnaa turjubaan kugula hadla luqadaada.
Tarjamadda (Translations)
Waxaannu macluumaadkayaga dadka guryaha deggan ugu tarjunnaa luqadda Bengali. Qaar badan oo ka tirsan shaqaalahayga ayaa ku hadla laba luqadood oo ah Ingiriisi iyo Bengali.
Waraaqaha kale waxaannu luqaddaada ku tarjumi doonnaa haddii aad soo dalbato. Haddii aad rabto in macluumaad laguu tarjumo fadlan nala soo xidhiidh.
Senior newsletter - Somali (799 KB)
Residents' handbook - Somali (Buugyaraha Dadka Deggan) (616 KB)
Sheltered handbook - Somali (Buugyaraha dadka deggan guryaha) (787 KB)
SS01 - Waxaad fili karto (What you can expect - Somali) (402 KB)
SS02 - Heerka Daryeelka (Customer Care standard - Somali) (320 KB)
SS04 - Bixinta kiradaada (Paying your rent - Somali) (438 KB)
SS06 - Qalalaasaha Guriga (Domestic Violence - Somali) (299 KB)
SS07 - Haddidaad (Harassment - Somali) (294 KB)
SS08 - Hab dhaqanka aan bulshada ku haboonayn (Antisocial behaviour - Somali) (468 KB)
SS09 - Dib u samaynta iyo dayactirka (Repairs and maintenance - Somali) (381 KB)
SS11 - Sida loo dacwoodo (How to make a complaint - Somali) (376 KB)
SS13 - Baarkinada Istaytka (Estate parking - Somali) (359 KB)
SS14 - Sida loo dalbado magdhow (How to claim compensation - Somali) (299 KB)
SS15 - Noqoshada jaar (Being a good neighbour - Somali) (361 KB)
SS17 - Kirada lagugu leeyahay (rent arrears - Somali) (290 KB)
This is the smallest size Larger text
Gateway residents 020 8709 4300
General enquiries 020 8709 4409